Muuse Biixi oo Safar Dibadda ah u ambo baxay kadib Martiqaad loo fidiyay (Sawirro)

Madaxweynaha  Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa saaka safar shaqo ugu ambo baxay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, kaddib marti-qaad rasmi ah oo uu madaxweynuhu ka helay Madaxweynaha Jabuuti.   Safarka madaxweynaha iyo weftigiisa, ayaa qaadan doona muddo kooban, waxana muddada ay madaxweynaha iyo xubnaha weftigiisa ahi halkaas joogaan lagu lafo-guri doonaa arrimo la … Continue reading Muuse Biixi oo Safar Dibadda ah u ambo baxay kadib Martiqaad loo fidiyay (Sawirro)